0-HORDHAC
1-nasabkiiscw
2-abraha
3-zamzamka
4-dhalashadiiscs
5-Baxiira
6-guurkiikhadiija
7-dhisidiikacbada
8-soodiriddiiscw
9-dadkiidiintaugusohoreeyey
10-muujintiidiinta
11-dhibkiisaxaabada
12-daartiiarqam
13-hijradiikowaad
14-hijradiilabaad
15-utegiddiiabiidaalib
16-dhibkiiqurayshscw
17-islaamiddiixamza
18-islaamiddiicumar
19-ergadiiqurayshescw
20-cunqabatayntiirerhashim
21-geeridiiabiidaalib
22-geeridiikhadiija
23-dhibkiireerdaaif
24-dheelmiskii
25-muminiintanrermakaahayn
26-islaamidiireermadiina
27-baycatulcaqabadiikowaad
28-baycatulcaqabadiilabaad
29-hijradiisaxaabadeemadiina
30-hijradiirasuulkascw
31-walaalayntii
32-heshiiskiiscwyuhuudimadiina
33-dhisiddiimasjidkascw
34-heshiiskiiubayaiyoquraysh
35-fasixiddiijihaadka
36-bilaabidiidulamadajihadka
37-badarqkowaad
37b-badarqlabaad
37c-badarqsadexaad
37d-badarqafaraad
37e-badarshanaad
38-duulaankiibaniisulaym
39-shirqoolkiiscw
40-balanbixiiqaynuqaac
41-duulaankiisuwayq
42-dilkiikacabbinuashraf
43-duulaankiidiiamariyobaxraan
45-ilaaladiseydbinuxaarith
46-uxudqkoowaad
46a-uxudqlabaad
46b-uxudqsadexaad
46c-uxudqafaraad
46d-uxudqshanaad
47-dulamadiiuxudkuxigey
48-mugdigiirajiic
49-murugadiibirumacuun
50-duulaankiibanuunadiir
51-najdiiyobadartiilabaad
53-duulaankiiduumatuljundul
54-duulaankiiaxzaab
55-duulaankiirerbaniiqurayda
56-dilkiiabuuraafic
57-ilaaladiimbinumaslama
58-duulaankiibanuulixyaan
59-israacraaciiilaalooyinka
60-duulaankiibaniimusdaliq
61-beenabuurkii
62-ciidankiikuxigeybaniimusdaliq
63-heshiiskiixudaybiya
64-waraaqihiiscwdiray
65-duulaankiidiiqirad
66-dagaalkiikhaybar
67-duulaankiidaaturiqaac
68-ilaalooyinkiidaaturiqaackadib
69-cumradiilasooqaleeyey
70-ilaaloyinkicumratulqadaakadib
71-dagaalkiimu-ta
72-ilaaladiidaatusulaasil
73-duulaankiifatxumakka
74-dagaalkiixunayn
75-ururintiizakada
76-dhaqdhaqaqyadiidaaifkadib
77-duulaankiitabuuk
78-xajkiiabuubakar
79-sanadkiiwufuudda
80-xajjatulwiddaac
81-ciidankiiusaama
82-geeridiirasuulkascw
83-haweenkiirasuulkascw
84-sifadiirasuulka

75- Ururintii Zakada iyo shaqsiyaadkii loo diray Qabiilooyinka

Markii uu Rasuulku SCW ka soo laabtay duullaankii Fatxu-Makka iyo kuwii ku xigay ee Xunayn iyo Dhaa'if wuxuu yimid Madiina. Muddo yar markii uu joogay ayuu bishii Muxarram, sannadkii 9aad ee hijriga diray rag asxaabtiisa ka mid ah si ay qabiilooyinkii muslimiinta uga soo ururiyaan Sakadii, wuxuuna u kala diray sidatan:

Cuyayna binu Muxsin wuxuu u diray reer banii Tamiiim, Yasiid binu Xuseyn wuxuu u diray reer Aslam iyo reer Qafaar, Cubaada binu Bishir wuxuu u diray rer Suleym iyo reer Musayna, Raafic binu Mukayth wuxuu u diray reer Juhayna, Camar binu Caas wuxuu u diray reer Banii Fasaara, Daxaak binu Sufyaan wuxuu u diray reer bani Kulaaba, Basiir binu Sufyaan wuxuu u diray reer banii Kacab, ibnu Lutbiya Al-asadi wuxuu u diray reer banii Dibyaan, Muhaajir binu abii Umaya wuxuu u diray reer Sanca, Siyaad binu Labiid wuxuu u diray reer Xadramawt, Cadiyi ibnu Xaatim wuxuu u diray reer Dii'i iyo reer banii Asad, Maalik binu Caasim wuxuu u diray reer banii Xandala, Sibriqaan binu Badar iyo Qays binu Caasim wuxuu u diray reer banii Sacad oo ninba jiho ayuu u diray, Calaa ibnu Xadrami wuxuu u diray reer banii Baxrayn, Cali ibnu Abii-dhaalib wuxuu u diray reer Najraan si u kuwa muslimiinta ahna sakada uga soo qaado kuwa aan ahayn jisyo uga soo qaado. Raggaan Rasuulku SCW ma uusan wada dirin bishii Muxarram ee way kala dambeeyeen.