1-Hordhac
2-labaaley
3-saddexley
4-afarrey
5-shanley
6-lixley
7-toddobaley
8-siddeedley
9-sagaalley
10-tobanley
8- Siddeedleyda: - Suubana ayaa wuxuu yiri bay yiraahdeen 8 kama dheregto 8:
- Il, eegmo kama dheregto, Seyid Abuubakar wuxuu yiri bay yiraahdeen 8 shey waxa ayy qurux u yihii 8 shey oo kale:
- Su'aal ka dhawrsashadu waa quruxda faqriga, Sayid Cumar rc wuxuu yiri bay yiraahdeen 8 shey:
- Qofkii hadalka badan ka taga, xikmad la siiyaa, Sayid Cusmaan rc wuxuu yiri bay yiraahdeen calaamadaha caarifiintu waa 8 shey:
- Qalbigiisu cabsi iyo rajo u dhexeeyaa, Sayid Cali rc wuxuu yiri bay yiraahdeen khayr ma lahan: - Salaad aan khusuuc lahayn, - Soon aan lagwi ka harid lahayn, - Qur'aan aan tadabburid lahayn, - Cilmi aan ku dhawrsasho lahayn, - Maal aan deeqsinimo lahayn, - Walaaltinimo aan dhawris lahayn, - Nicmo aan sii jiris lahayn, - Duco aan ikhlaas (alle u gaar yeelid) lahayn.
|
![](images/1.gif)
![](images/2.gif)
![](images/hooyo.gif)
![](images/3.jpg)
![](images/4.jpg)
![](images/5.jpg)
![](images/6.jpg)
![](images/7.jpg)
![](images/8.jpg)
![](images/9.jpg)
![](images/10.jpg)