Home

WAA TAN HALKII HOREE AY KA TIMID MASIIBADA MAANTA SOOMAALI
KU HABSATEE SIDAAN U GASHAY EE HOO BAL KA BOGO OO:

.
DAAWO OO AKHRISO

 
XALIIMAA BALLAYSAY
Maansadan Xaliimaa Ballaysay oo soo baxday 15-06-2007 waxay ku timid markii aan arkay eeddadey Xaliima Axmed Mud Farax Afrx oo
 
HOYATAYE ALLOW HOOYADEY
Hoyataye allow hooyadey haro jannaad seexi oo soo baxday 08-12-2004, kuna saabsan hooyadey macaan
 
HABARYAREEY
Maansadan Habaryarey waxay soo baxday 30-07-2004, wayna iska muuqataa in habaryartey oo marka aan eego wanaaggeeda iyo naxariisteeda
 
CALEEN JAAD
Caleen jaad waxa aan ka sameeyey nin saaxiibkay ahaa oo iiga sheekaynayey dhibaatada jaadku leeyahay oo
 
BURI MIDGAANKA
Buri midgaanka oo soo baxday 09-06-2005 waxa ay ka hadlaysaa sida soomaalida maanta jirtaahi badankeedu labo shey
 
AFAR WAA MAHIIGAAN
Maansadan yar ee AFAR WAA MAHIIGAAN oo Soo baxdy 21-12-2004 waxa aan sameeyey mar uu aabbahay u mahmaahayey ruux
 
YAMYAM
Maalin ay ahayd 03-07-2004 ayaa waxa ii yimid dad aannu asaxaab ahayn, iguna yiri waa taad maxamadow bilaash nugula dagaali jirtee
 
D A M E E R A H A
U DIRNAXA DAMEERAHA oo soo baxday 25-08-2005 waxay in yar ka taabanaysaa dhibaatooyinka xad dhaafka ah ee
 
C A M A A R A
Maansadan Camaara oo soo baxday 11-08-2007, kuna saabsan magaalada caanka ah ee camaara, waxay maansadu ku beegnayd
 
ALLOW YAA ABWAAN
Maansadan Allow yaa Abwaan oo soo baxday 30-12-2005 waxan tiriyey markii aan arkay sida Dadka Mu’allifiinta ah xitaa kuwa aan Diinta
 
QORAY IS MARIS
Maansadan Qoray is maris oo timid 06-06-2005, waxay ku timid sheeko baraley ay soomaalidu tiraahdo waxa jiri jirey meel
 
QABIIL WAA RAGAAD
Maansadan Qabiil waa ragaad oo soo baxday 15-03-2005, waxa ay soomaalida iyo ciddii aan markaas la hadlayeyba ku boorrinayey in
 
ALLOW YAA GABOOYAHA YIRAA
Gabaygan yar ee Gabooyaha waxan alle ku weydiisanayey inuu dadka is qaadqaada ee wax aysan ahayn
 
NIN MAQAAYAD NAAG GEYSTAY
Maansadan oo ahayd 15-12-2006. waxay ku saabsanayd Nin askeri ahaa oo ku jirey dagaalkii balamballe ayaa naagtiisii
 
EEBO JAAWIRA
Maansadan EEBO JAAWIRA oo soo baxday 04-07-2005 waxay la hadlaysaa soomaalidan la waayey meel loogu hagaago, oo maalin
 
CONTACT LINK 2
 
AHLU NAAR DUQOOBAY
Maansadan  Ahlunaar duqoobay ama balaayada is daba taal, oo soo baxday 14-08-2007 waxay la hadlaysaa dadka
 
DHEGAHA DAARSHE
dhegaha daarshe oo soo baxday 11-11-2007, waxay ku saabsantahay sida soomaalidu aanay qarrib mooyee
 
GAWSKAAGA GAWS AAN AHAYN
Maansadan Gawskaaga oo soo baxday 03-09-2007 waxay ku soo saabsantahay saddex sheeko oo aad u yaab badan, tan hore nin
 
REER GEELLE TUUR
REER GEELLE TUUR oo soo baxday 23-03-2005 waxan tiriyey mar uu oday igu yiri wiilyohow waxan aad waddo
 
HULUQA LOO HEESO
Maansadaan yar ee Huluqa loo heeso oo soo baxday 06-04-2006 waxay ku saabsantahay sida adduunyadu u liidato iyo
 
NIN JAWLE
Nin jawle oo soo baxday 08-08-2007, waxa ay ku saabsantahay magaalada Jawle oo ah magaalo aad u cajiib ah xagga
 
M A S A A F O
MASAAFO oo soo baxday 06-07-2008 waxay ku saabsantahay dhibaatada kala haysata somaalida iyo masaafada, iyo
 
M A L A Y S I A
Maansadan MALAYSIYA oo aan tiriyey maalintii iigu horreysey ee aan imaado dalka malaysia 01-04-2008,
 
Soomalaay MAXAAN DIGEY!
Maansadan Maxaan digey ee afarreyda ah oo soo baxday 02-02-2007, waxay ku timid oday ka mid ah odayaasha
 
DULMI LOO GARBIYO
Maansadan dulmi loo garbiyo oo ahayd 27-02-2007, waxay ku timid berigii ururkii maxkamadaha la magac baxay ay
 
Q A M A N D H A C O
Maansadan Qamandhaco oo soo baxday 03-06-2005 ayaa ku saansanayd Qayaad oo ahaa nin saaxiibkay ah, Reer Jabuutina ah ayaa
 
DIIMIHIINNU BADANAA
Maansadan yar ee Diimihiinnu badanaa oo soo baxday 07-07-2005, sida aad ka garan kartaanba waxa aan la yaabay
 
SOOMAALI DEYEY OO
Maansadan Soomaali deyey, oo dhalatay 07-05-2009 waxay la yaabbantahay dhaqanka soomaalida cusub ee uu ka dhintay
 
ABTIYOW CISMAANOW
Maansadan Abtiyow waxan tiriyey mar aan tegey tuulada buulo mareer 13-11-2005, oo aan arkay Cusmaan oo ka shaqeeya
 
WAAN WEHSANAYAA
Maansadan waan wehsanayaa ee soo baxday 24-12-2005 waxay ku timid mar aan marayey halka loo yaqaan Palace Rambo
 
Copyright © 2010 aamaguul.com. All Rights Reserved.
Joomla! is Free Software released under the GNU/GPL License.
 

Suugaan Somaali !!

Codkaaga dhiibo:

Soomaalidu haddii ay qabiil-qabiil waayaan:
 

Who's Online

We have 1 guest online