Daawo AlJazeera - BBC Arabic - TVs
aamaguul | aamaN | aamaB|B2 | aag
aadanyabaal - Aayatiin | Alcarab
Allbanadir | Allcaasimada | Aminarts
Aljazeera | Allmudug | Allidamaale
Allmuqdisho | Allpuntland | Allsomalia
Axyaawadan | Bariisle | BBC | Borama
Caasimadda| Caddaalada | Calanka
Calayaale | Casuura | Ceelbuur
Ceelqaboobe | DalkaTV
Dhacdooyinka | Daruur | Dayniile
Dulmane | Galayr1 | Gololey
Harawo | Hiilqaran | Hiiraan | Hillaac
Homeland | Horseed | Huriwaa| Iiroon
Jamhuuriya | Jannaale | Jowhar
Jidbaale | Jirac | Kismaayo | Kulmiye
Lughaya | Manhaj | Miisaanka
Muuqaal | PuntlandGov| Qarannimo
odweyne | Qorahay | Radiomuqdisho
Ruunyo | Sabahionline | Saylac
Shabelle | Shacabka| ShacabkaMedia
Somalidon | Somaliland | Somalimirror
Somalinews | Somalitalk
Warka dalka | Warkii
Xiriiriye | Xogsheeg | Xogta
Xudayfi5B | Xudayfi55
Ebudy | Meebo | Aol | Bing | Godaddy
Joomla | UK | France | US | Nyorktime
Reuter | DailyNtion | Inside | Norwey
Universal | Warkadalka | Aljazera
Afrik1 | Afrik2 | Observer | Guardian
Igad | Dj | Ethiopia | BBC
NewsMsnMY | Joomla | MsnBC

Duq Ciise

Nin walbaa garaad buu hadlaa gocoshadiisaaye googaale isagoo raboo gaar wax uga jeeda ninka yiri guntiisii markuu goob isugu keenay gebagebo colaadeed ninkii gawrac iga baajey xin engegan nin geel iiga shubay gabar nin ii guurshay ninka iiga degay geenyadiis guuro dhaxameedka afartaa i gacalaysatee godob ninkee baa leh oon gudaa abaalkiisa oo gaadda hore jooga? Dabadeed ninkii naqay gartii uguna geeraaray gebagebo colaadeed adaan beri gashow joogin waynna maysid gabar goor haddaad tahay geyaankeeda xin engegan nin geel kaaga shubay godob ninkaa baa leh ! Aniguna gartaa baan naqoon sii gelbinayaaye geel nin kuu shubiyo geenyo kii maalin kugu giijey iyo gabar nin kuu guuriyee keenay gurigaaga saddexduba abaal way galeen waana gudaneehe gabdhahana ilaah baa badshoo gelengel weeyaane haddaad geenyo guudkeed geftana gaari baa jira e ninse ruuxi kuu goynayee kaagi garab seexshey haddaad go'i inuu kula go'uu goostay berigaaye haddii aad go'dood maalinta hoosta lagu geeyo miyaad gogoshan soo geli lahayd gelinka maantaana ? --------------------- Max'ed Cabdi aamaguul@hotmail.co.uk
Miisaanka Gabayga Somalida
Miisaanka Prof. Carraale
Qaalinnimada Afka Soomaaliga
Maalintii madoobayd
Horumarka Beeraha Galmudug
Daawo Beeraha GALDOGOB
aamaguul.com