Cismaan & Ugaasow

Cismaan & Ugaasow 03-10-2005
Cismaan iyo ugaasow laba caaddil beerow Waan arkaa calaamado inad camal taqaanniin beryo aad ku cayshtaan carruur aad ka biishaan Welibana cibaadada cishaa-iga salaadaha
bugto Caano diid iyo cudurdaarro mooyee ciyaar aad ku deyneyn. Balse caysh la kaydshoo bangi lugu ciriiriyo dabaq caadka gaaraya anigiyo colkiinnaba casiis baa inoo haya. Waxase an codsanayaa caaddil aan warsanayaa anigiyo colkiinnaan inu caafimaad iyo cadowgeenna oo jaba nugu caawiyaa oo cishadaan go'aynana Jannadiisa carafta leh fardowsada ku caankaa casiis uu nageeyaa. ---------------------

Additional information