Afeef hore

AFEEF HORE

Ilaahow haaddii hadda oon beenley
adduunyadan hayrley hoganayoon joogaan
afeef hore dhiganoon maalintaan har kaliyo

hoos kale jirin baan
kaa sii hoos galay.

Additional information