Qabaliyoy Ba' oo Basaas !

Qabaliyoy Hoog oo haadaan ka dhac!
Fadlan ilmo Daaroodow
ilmo Hawiyiyo ilmo Dirow
Ma ii sheegi kartiin


waxa ehel iyo qaraabo iyo xabiib aad jeceshihiin idinkaga dhigay aabbihiin daarood aabbihiis Ismaaciil Jeberti iyo faraciisii, ee shisheeye iyo cadow aad necebtihiin idinkaga dhigay hooyadiin Doombiro aabbaheed Dir Irir Samaale iyo faraciisii iyo weliba abtigiin Hawiye Irir Samaale iyo farciisii ? Maxaadse aabbe iyo hooyo idin wada dhalay ugu kala eexateen, Ilmo dirowse maxaa faracii walaashiin dhashay shisheeye idinkaga dhigay, Hawiye se maxaa gabadhii walaalkaa Dir Irir dhalay ubadkeedii cadow kaaga dhigay ?

Additional information