War bixintan Eeddayaal waxaa soo gudbiyey
Cumar Mukhtaar Macallim Axmad Xalane C/lle Shiikhow Lugayare,
Hooyadiisna tahay Raxmo Sh. Aadan Axmad, 06-102-2018)
HOOYO RAXMA SH. AADAN AXMAD, waxay dhashay 10 kala ah:
1- Nuuriya Mukhtaar: ilaah wuu siiyey awlaad, waxa qaba Xasan Nuur Jiisow Xayle Jalaq Wardheere Xasanley, waxayna dhashay:
1- Shukri Xasan
2- Maxamad Xasan
3- Hodon Xasan
4- Ramadaan Xasan
5- Fawsiyo Xasan
6- Bishaaro Xasan
7- Fardawza Xasan
8- C/Raxiim Xasan
9- Farxaan Xasan
2- Zahra Mukhtaar: way saqiirtay.
3- Faaduma Mukhtaar: way saqiirtay.
4- Deeqa Mukhtaar: waxaa qaba Shiikhaal Looboge, ilaahay wuxuu siiyey awlaadda kala ah:
1- Maxamad ?
2- Raa'idda ?
3- Khaalid ?
4- Bilaal ?
5- Naciima ?
6- C/Laahi ?
waan soo dhammaystiri doonaa inshaa allaah,
5- Macallim Maxamad Mukhtaar:
Iqra Macallim Maxamad waxaa dhashay Faaduma oo abgaal ah & 2 gabdhood Farxiya..
6- Nasta Mukhtaar: ninku waa Murusade Cali Xuseen Siyaad Daguuro Ayaan Cabdi Wali 5 anaa soo dhammays tiraya inshaa allaah,
7- Fartuun Mukhtaar: ninku waa Xasanley Cali Yuusufa, Cismaan Yuusuf Bayle, 6 carruura waan ogaa:
1- Cali Cismaan
2- Iidle Cismaan
3- Daahir Cismaan
4- Nimco Cismaan oo hooyo la joogta,
waana soo dhammaystiri inshaa allaah.
8- Cali Mukhtaar: isagoo markaas oo kacay ayuu berigii maxkamadihii ku shahiiday sidan u rajeynayo sarta Jeneraal Daa'uud oo isbartiibada kaga taalla dhanka jidka Warshadaha, wax carruur ahna kama tegin ogaantey.
9- C/Wali Mukhtaar: Raxiimo Macallim C/Kariim oo ah Raalliya Macallim C/Samad habaryarteed ayaa u dhashay hal wiil oo ah Maxamad C/Wali.
10- Zaydcumar Mukhtaar: waan deydeyayaa aniguna inshaa allaah kama hari doono.
Hooyo Xaliimo ayaan kugu soo derayaa inshaa allaah.
Habaryar XABIIBO SH. AADAN, waxay u ilmo dhashay Xasanley Cali Yuusufa oo ah X. Nuur Suuley, awlaadduna waa:
1- C/Rashiid Xaaji Nuur, oo leh Wiil & Gabar hooyadood Shiikhaal tahay.
2- Maryan X. Nuur, Allaha siiyo awlaad.
3- Layla X. Nuur, horin ayey leedahay laakiin ma aqaan.
4- Raxma X. Nuur, horin ayey leedahay, waana reer Afgooye.
5- Zahra X. Nuur, way guursatay laakiin ninka & siyaadadaba ma aqaan.
wax ka saqiiray ma aqaan.
Habaryar , waxay u dhaxday macallim Maxamuud Macallim Axmad Selel, waxaa saqiiray 5 ilmo ah oo 5 sano uga saqiiray, 3 rag bay ahaayeen 2 gabdho hadda iyo waxa nool.
6- Maryan Macallim: ninku waa Maxamad Cumar, awlaadda Safiyo oo curadda ah ayaan ka aqaan, inta kalena waa la heli inshaa allaah.
7- Bashiir Macallim: awlaad alle waa siiyey, qayb way KU qorantahay Leylo Macalim C/Samad eey wada dhaleen ina Cali Madow gagaab ah, hal wiil ayey u dhashay Xaawo C/Laahi Cabdi Siyaad oo Bilaal Dhawrakace ah 2007 ayuu aroosay ilmana war kama hayo, xaas kalena waa jiraa.
8- Qamar Macallim: war kama hayo, Mareergur ayaa lugu qabey ogaantey.
9- Layla Macallim: Maxamuud Muumin Xasan Orey ayey wax u dhashay, wayna kala tageen, kadib waxaa guursaday Macallim Axmad Warsame oo Bilaal ah, way ka ummul raacatay, waxaa macallinka xiskin loo siiyey Layla oo u yarayd.
10- C/Laahi Macallim.
11- Farxiya Macallim: Sh C/Xafiid Sh. Macallim Nuur, waxba uma aysan dhalin.
12- C/Qaadir Macallim.
13- Layla Macallim.
HABARYAR ABSHIRO SH. AADAN, Allaha u naxariistee Cabdi Axmad Liibaan ayey u dhashay Maxamad-Ismalure.