Nin marqaansan & salaad is qaban la'
NIN AAD U MARQAAN DHAAFSAN AYAA MAALIN CIIDA KU SOO BAXAY MEEL ALGU TUKANAYO SALAADII CIIDA OO LOOTAGAN YAHAY MARKAA SUU SAFKA DHINA CIISA KA GALAY ISAGA OO DOONAYA IN UU DADKA LA TUKADO SHEEQII AYAA SALAADII XIDHAY OO SIDII CADADA AHAYD BILAABAY TAGBIIRTII MARKII AY SADEX JEER MARAYSAY AYUU NINKII HEER WAQOOYI YIRI NAW WAR SOOTA ISQABAN LA SALAADII MAANTA