Khamsaa nalaga diidaad ..
Nin reer woqooyi ah ayaa waxuu soogalay masaajid oo salaadii makhrib markaas laga baxay. Markaas ayuu damcay inuu xidho salaadii. Markaas ayuu yidhi Farda ssalaatil maqribi arbacarakacaatin allahu akbar. Marka nin agtiisa kutrukan hayay ayaa gacanta oogu midaaray inuu khaldan yahay. Markaas ayuu isyidhi waad yaraysaye ee badi. Markaas ayuu yidhi Farda ssalati maqribi arbaca rakacaatin allahu akbar. Hadana mar labaaad ayuu isku dayay oo hadana yidhi Farda ssalati maqribi khamsa rakacaatin allahu akbar. Hadana marlabaad ayuu ninkii gacanta oogu midaaray inuu khaldan yahay. Marka asagii oo nin kii yaaban ooleh maxaad samaysaa ayaa midkale oo ordaya sooglaay oosalaadii damcay inuu xidho markaas ayuu yidhi Farda ssalaatil maq ribi Talaata rakacaatin allahu akbar. makraas ayuu intuu kusoo booday ayuu yidhi Naw, war khamsa nalaga diiday markaas ayaad talaada la ordaysaa.