Qabei qabow
Oday baa waxaa la keenay wadanka maraykanka (usa) waxaana la geeyay gobolka Minisota (minnesota) oo uu barak ka da'o xiliyada qaarkood. Odaygii waxa uu bilaabay inuu ka ducaysto inuu san illaahay halkan ku dilin. Maalintii dambe ayaa waxaa la waydiiyay waxa uu ku diidayo inuu halkan ku dhinto. Sidii wax kale looga sugayay ayuu yiri "Mahaan Qabrigeeda Qabow aan loo gu jireyn"