I opened my women
Nin soomaali ah oo jooga wadamada reer-galbeedka ayaa lagu soo eedeeyay inuu dilay nagtiisa. Markii maxkamadii lakeenay ayuu diiday af-celiyihii ay dowladu u qabatay doortayna mid uu yaqaanay oo uu moodayay inuusanba jirin qof qudha oo ka badiya afka-ingiriiska . Waxaa uu u sheegay inuu sheego oo kaliya waxa uu u sheego oo qudha. Hadalkiisii ku bilaabay "naagtan Khaatiyan baan ka taagnahay, badahaygii bay gashay,ma nooli, way in nolol xabaashay, naagtaydii kale bay iga furtay, dukaankaygiina wuu kacay, wayna ilu goysay. Turgubaankiibaa waxa uu yiri "I will tell you, what he told me, he is fed up by this woman, she enterred his ocean,she bured him alive,she open his other wife and his shop stand up.and she was cutting his leg.