Dhirta aan ka qoray Xaaji Khaliif Xuseen Xasan

Dhir aan ka goray Ustaad Khaliif Xuseen Xasan
CARRA MADOW:Aale, Baar, Cawmillaaq, Deegaan, Kabxan, Mandharuub(Murcud), Mukay, Shanfarood, CARRA CAD (dooxo):Bakal, Biil, Bilcil, Biyood, Boocbooc, Cad, Cadaad, Caday Caduur, Caduurdhegaweyn, Caligaroob, Carar(Asal), Carmo, Dhafaruur, Dhamiiq, Dhebey, Dhirindhir, Dhusundhus, Dhuyac, Foorshe, Fullaay, Gabrar, Gaduud, Garas, Gawlallo, Geedgudeed, Gob, Gomosh, Gondod, Gunray, Hammir, Hareeri Hareeri, Hohob, Ilkacaddays, Jacjac, Jeerin, Jinaw, Laamalloosh, Lebi, Maraay, Mareercadde, Mareerqoox, Miigaag, Qansax, Qaroon, Qurac, Quulle, Raxanreeb, Sarmaan, Siiqe, Siriq, Tiitiin, Xagar, Xamur, Xuday, CADDUUN:Goosay, DULLO:Aneexo, Ansalaato, Ayrab, Baamiye, Babbaay, Bacaroor, Bambeelmo, Barbarooni, Basal, Basbaas, Bataati, Begel, Bigiljaan, Bocor, Cadcaddey, Caleen, Cambe Cananaas, Canuuni, Dalluug, Damal, Dhanaan, Dhuudhi, Digir, Galley, Garruunjo, Gawraarta, Geesariyood, Goosay, Jawdheer, Jicib(Yicib), Jiiq, Jinac, Kabsaro, Karooto, Laf, LiimoUgunji, Liin, Maroor, Meseggo, Miracas, Moos, Muqlay, Murug, Orange, Qare, Qawqarar, Qurbaan, Riixaan, Rummaan, Sadkax, Saytuun, Sisin, Timir, Tufaax, Tuun, Yaanyo,