More Checkboxes Checked & UnChecked by Single Checkbox

1- 'chk' variable ka aad u isticmaalayso for loopka ku xarayso oo ku declare garayso functionka dhexdiisa.
2- 'CheckCtrl' waa name ka checkbox ka wax xukumaya oodna conditionka u adeegsanayso.
3- 'check_list' waa name ka mideeya Checkboxyada dhan.
4- 'document.myform.check_list' ka dhig Parametre ka buttonka si uu u mideeyo Checkboxyada dhan.
Scripts for Web design and programming
AAMA
MRSHD
MARKA
KISTA
MGQ
Check Control

..