Waa kan Miisaanka gabayga soomaaliyeed oo ka kooban 20 shaqal oo baytka qaybtiisa hore waa 12, una kala horraysa: 4, 3, 2, 3 iyo baytka qaybtiisa dambe oo ah 8 shaqal oo u kala baxda (2 shaqal dheer, 3 shaqal gaab iyo 1 shaqal gaab), sida qaybta horena ma ahan wax aan is beddeline waxay u kala hor maraan MAR SIDAN: 1dheer,1gaaban,1dheer,3gaaban MARNA SIDAN: 3gaaban,1dheer,1dheer,1gaaban MARNA SIDAN: 1dheer,3gaaban,1dheer,1gaaban | ||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|
4shaqal | 3shaqal | 2shaqal | 3shaqal | 8shaqal waa 3Gaaban, 2dheer & 1Gaaban | ||||
Guuguu | lihii | yoow | haddaad | guga u | oo | yeey | so | |
ood moo | day keli | gaa | inuu | gubayo | jii | laal | ku | |
oo aad | gaboo | yahan | ku madhan | gama' la' | aan | dii | day | |
ayna goco | sho aw | geed | ilmadu | kaa | ga gobo' | laay | say | |
guumeys | cirroo | baan | ahaye | war an ku | gaadh | sii | yo | |
gartaamaa | ha keli | gaa | inaad | gaar | u caba | taa | ye | |
giddigood | addoo | maha | waxaa | gaa | ray nabar | weey | ne | |
abaar gaag | ma ree | baa | dhacdiyo | gaa | ta | moo | kale e | |
geelii | adduun | ka u | adkaa | gobollo | weey | doow | ye | |
golihii | ka kici | waa | raggii | geey | dho | haayn | jiraye | |
tuuladey | il gabad | leey | nayaan | gobol bar | baar | tii | ye | |
ninkii timir | ta goob | dhigi | lahaa | jiin | ga | dduu | geline | |
ninna uma | garaa | been | haddaan | gaadh | ka laga | haay | ne | |
gammaankii | ka maray | dhoo | ddi iyo | galaxya | dee | dii | ye | |
gumburigii | bar baa | joog | sadiyo | gorayo | caaw | shii | ye | |
saryankii | garbaha | weeyn | lahaa | geed | ka kici | waa | ye | |
wuxu goo | ni daa | qii | habsaday | gubadda | dii | haaw | de | |
garanuug | ti iyo | dee | radii | gaag | yar | baa | haraye | |
gobay iyo | askeri | geey | fan baa | goo | dir | kii | jaraye | |
guuyadi | yo jiis | kii | haddeey | kala gol | waa | yee | ne | |
kama guu | xo aar | goon | lihii | geliga | too | moo | de | |
shabeel kii | gabraar | lagu | idlee | gii | ro | laayn | jiraye | |
oo godod | ka kama | soo | ciyaan | gabanna | dii | sii | ye | |
hargihii | sa niman | kii | gataa | guul | da | rraaw | sidaye | |
gaadiid | la dhaan | sana | hayiyo | giin | dhay | gii | maraye | |
ahmigii | la gaaw | rici | jiriyo | gaa | bay ari | gii | ye | |
goggi subag | gga laga | buu | xin jirey | haa | tan goro | foow | ye | |
basaas bay | timihi | uga | go'een | gaa | ri | dii | dumare | |
galawgii | yo fiin | tii | naf bay | gii | da la ha | yaa | ne | |
gorgorkiyo | dhurwaa | gii | laftaad | galayax | moo | ddaa | ye | |
garaad faarax | yo maxa | muud | garaad | ma leh ga | mmaan | kii | ye | |
cood kama | gurxamo | doo | xadii | garada | fiic | naay | de | |
---garoowe | ya boo | kheey | harraad | qaar | u go'a | yaa | ne | |
gaajiyo | rafaad | beey | qabaan | garow la' | aa | nee | de | |
ayaxii | geyiga | joo | gi jirey | guu | to lagu | saar | ye | |
gubniyaa | haree | raha | ka maray | gaa | ri | yaal | wada e | |
geedaha | sun baa | loo | gu daray | gee | ri | naaw | badaye | |
wax ma galab | sannine | maa | lin baa | loo | gu | ddoon | sadaye | |
adigaa | ba lagu | gaa | dayaa | waa | dan gara | neey | ne | |
guuxiyo | cabaad | kiyo | haddaad | goo | ha demin | weey | do | |
quruumaha | kan wada | geey | fan baa | baal | ka | kaa | guriye | |
gaagaab | so oo | aa | mus yaan | gaar | la | gaa | qabane | |