Daamur kulul ruubi, 4-5-2023 |
Waraabaha wax dilay ee Dukaha, loogu dili aarka, Waa Qabyaalo dooqeeda &, Dabci xumaanteede, Dulum jecesha Soomaaliyey, dilayo Haybsoocu, Haddaad dooni Dilalkiyo inuu, Dulumku soo oodmo, ood Nolol ku daanshooto oo, Raaxo ku dekayso, Kii wax dilay u doondoono oo, Daamur kulul ruubi. --------------------- Max'ed Cabdi aamaguul@hotmail.co.uk |
© All Rights Reserved aamaguul.com | Contact: webmaster@aamaguul.com | Designed by Mhmd aamaguul.