Is xisaabi intaan lugu xisaabin
Haddii aan ka soo qaadno inuu cumrigaagu yahay60 sano
Haddii aad seexato 8 saac maalin kasta, waxaad hurdaysey- 20 sano
Haddii aad shaqo aaddo 8 saac maalin kasta, waxad shaqaynaysey- 20 sano
waxaad carruur ahayd oo aan camal laguu qorayn- 15 sano
Haddii aad maalin kasta wax cunto 2 goor oo min nus saac ah waxad wax cunaysay- 3 sano
Isugeyn Hurdo + Shaqo + Carruurnimo + Cunto 58 sano
Bal Cibaadadii waa immisa, maxaadse ilaahay dhihi doontaa maalinta qiyaame markuu ku weydiiyo waxad ku soo d hammaysay60 sano
Haddaad 5ta salaadood min 2 warqad Qur'aanka ka aqriso, Bil kasta hal mar ayaad dhammaynaysaaye ka warran?
Kitaabka qur'aanku waa 302 Warqadood, 2da warqadood oo bisimmadu badiyeen iska daaye, 300 u qaybi 30ka maalmood 300/30, maalintiiba waa 10 warqadood, Tobankaas u sii qaybi 5ta salaadood, 10/5, salaaddiiba waa 2 warqadood oo keliya, yacni haddaad 5ta salaadood mid kasta aqriso 2 warqadood oo keliya, bishiiba hal mar ayaad Qur'aanka oo dhan dhammaynaysaa, adiga oo aan wax dhib ah dareemin, laakiin shaydaan ma iska celin kartaa?
Ka warran haddii aad farriintan yar sii gudbiso, qof kasta ee aad gaarsiiso iyo qof kasta ee uu sii gaarsiiyo midba midka ka dambeeya qur'aanka ay xafidaan ajarkay helaan oo dhan baad adiguna helaysaa, waa nicmo aan la qiyaasi karin oo kugu soo gelaysa si sahal ah.
حاسب نفسك قبل أن تحاسب
الأعمار بيد اللَّه
لو افترضنا عشت 60 عاما
*لو نمت 8 ساعات يوميا في 60 عاما فقد نمت 20 عاما
*ذهبت إلى العمل 8 ساعات فقد عملت 20 عام
*طفولتك 15 عام
*لو مكثت على مائدة الطعام مرتين يوميا في نصف ساعة فقد استهلكلت 3 سنوات من عمرك للطعام
مجموع النوم والعمل والطفولة والاكل من عمرك 58 عاما من 60 عام الباقي عامين فقط
ياترى كم ساعة استغرقتها للعبادة
ماذا سوف تقول لله تعالى يوم الحساب وفي عمرك فيما افنيته
كلام سليم ١٠٠٪١٠٠
المصحف الكريم لا يتعدى 600 صفحه أو (604) ..صح
إذا لم تصدق أنظر في المصحف بسرعه وأرجع
هل رأيت كم من صفحة إذن
طيب ...لنكمل الحديث..
المصحف 600 صفحه على 30 يوم كم تساوي..؟؟
لا تعذب نفسك في الحساب.
فهي أبسط من ذلك
600 / 30 = 20 صفحة
عمليه سهله جدا ...
طيب يعنى فى اليوم 20 صفحه
و نحن عندنا 5 صلوات فى اليوم
يبقى 20 / 5 = 4 صفحات مضبوط إذن...
يعني إنك لو قرأت 4 صفحات بعد كل صلاة...
فإنك في اليوم ستقرأ20 صفحه
يعنى في الشهر ستقرأ القرآن كاملا وأنت مرتاح إنتظر،،
لو انك نشرت هذا الكلام وقرئوها اشخاص
وختموا القرآن بسببك أتعرف ما هو قدر الثواب الذي ستحصل عليه
يااااااااااااا آلله
كلما ختمه أحدهم إلا ويكتب لك أجره....؟؟؟
لم لا تجعل لك مشروع مربح هذه السنه....؟
لم لا تجعل الناس كلها تختم القرآن على يديك
هل مازلت متردد في نشرك
الدال على الخير
كلما هممت بفعل معصية تذكر ثلاث آيات:
1-"ألم يعلم بأن الله يرى"
2-"ولمن خاف مقام ربه جنتان"
3-"ومن يتق الله يجعل له مخرجآ“
إذا أعجبتك هذه الكلمات
لا تخرج قبل ان تنشرها
فالدال على الخير كفاعله
.