kateg-gby

Xaliimaa ballaysay 15-06-2007

Eeedadey xaliimaay xiddigtii dhulkeennaay
inta ay xayaatadu xididdada dhaqaajee
ee adi xidhkaagiyo xeradaada yimid baa
waxay kugu xusuustaan martidood xurmaydiyo
qaraabada xiriirkeed.
Read more…

Be the first to comment - What do you think?  Posted by admin - 26/02/2010 at 13:43

Categories: kateg-gby   Tags:

Malafsiga adduunkiyo macmacaanku wuu hari!

Masaakiintu madashiyo mawlahoodi bay sugan, mujrimyohow habaarani, muhdiyohow aroortiyo, miranaaya leylkii, agoon moora duugtaa, oday muudde xoogtaa, ka maroojisaa habar,

Read more...

1 comment - What do you think?  Posted by admin - 25/02/2010 at 23:53

Categories: kateg-gby   Tags:

AFAR WAA MAHIIGAAN 21-12-2004

Aabbahay macaanow murtidad maanta ii mariday
maahmaahya afarleeya een seegin marinkeeda
aniguna min guurshoon dabeed maanso ku habeeyey
waxaad tiri adoo maarriyoo weliba miisaamay

Read more...

Be the first to comment - What do you think?  Posted by admin - 23/02/2010 at 20:15

Categories: kateg-gby   Tags:

Hoyataye Allow Hooyadey 18-12-2004

Kariimow hanuun kii lahoon 	hadimmo gaareynin
Keli hodon keligi hayste aan 	             lugula haamboorin
hadduu horin u hiishiyo hadduu 	uunka wada haysto
midaad hiiftay baan weligi helin 	wuxu u haaraaye
ma hargalo midaad hoojin ood 	nolol ka haateehe
ma harqamo midaad haaban ood 	huub ka bixinayso!

Read more...

1 comment - What do you think?  Posted by admin - 18/02/2010 at 07:39

Categories: kateg-gby   Tags: