xujaaj

Sidaannu wada ogsoonnahay xajku waa tiir ka mida tiirarka waaweyn ee diinta islaamka, loogana baahanyahay qof kasta oo heli kara qarash ku filan safarkiisa iyo masruufka dadka uu mas’uulka ka yahay inta uu xajka ku maqanyahay, haddaba allaha ka aqbalee daawo xujaajtan gudanaysa waajibkii ilaahay saaray


07

06

04

03

02

01